Wednesday 20 April 2022

FAA IDada SHAQO LAANTA

 Laga yaabaa inad layaabantahy ama aad iswaydiisid waa maxay faaida ay leedahay shaqo laantu hada waxa jira dhowr faaido oo ay leedahy shaqo laantu mar marka qaarkood waxad weydo ayaa laga yaaba in khayr kuugu jiro si lamida waxad hesho ayaan khayr kuugu jirin laga yaaba inaad shaqo doonatay oo aad weydo kadib rabi kuugu bedelo wax ka khayr badan hadaba aan wax ka tilmaamo faaidoyinka shaqo laantu leedahay

1:inaad noqoto qof ganacsi abuurta isagu

2:inaad barato xirfado

3;inaadku dedaashid sidi aad uhorumari lahyd

4;inaad hesho waqti aad ku horu maris naftada

5;inaad ogaatid awoodada

6;inaad baratid waxyabo kala duwan


DHIBAATADA SHAQO LA,AaNTA

Sidaynu wada ogsoonahay shaqalaanta dhibteedu way farabadntahy caqabado badan ayayna kala kulmaan dhaman dhalinyarada soo maaliyeed sida darteed bal an wax kasheegno shaqa laantu dhibaatada ay leedahy


1;niyad jab

2:wewer

3:qofka oo nolosha kadhaca

3:inaad nacdo waxyabihii aad sobaratay

4:inaad gebi ahanba nacdo dalka

5;inay tahriibaan dhalinyardu

6:inaad ilowdo wixii aad baratay


Sunday 10 April 2022

SHAQO La aanta

 Waamaxay shaqo laantu

Shaqo laantu waa aafo qaran taas oo samaysay dhamaan dhalinyarada soomaaliyeed dhalinyaradeenu  waxay naf iyo maalba uhuraan sidii ay wax ubaran lahayeen iyagoo higsanaya imay mustaqbal ifaya ka midho dhaliyaan dhamntood waxay ku rajo weyn yihiin inay shaqo helaan marka ay waxbarasho dhamaystaan laakiin taasi ma dhacdo waxay lakulmaan caqabdo badan taas oo ay keentay shaqu laantu.

 Maxaa sababa shaqo laanta

1.xirfad yari (lack of skills)

2.xidhiidhka dadka oo yar (lack of networking )

3.fursadaha shaqo oo yar (lack of opportunity)

4.inaad cv xerynin ama aand ka faaidaysan bayjajka shqoyinka lagu soo bandhigo

FAA IDada SHAQO LAANTA

  Laga yaabaa inad layaabantahy ama aad iswaydiisid waa maxay faaida ay leedahay shaqo laantu hada waxa jira dhowr faaido oo ay leedahy shaq...